(Sawirro) Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Sochi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Sochi ee dalka Ruushka halkaas oo maalinta barri ah uu ka furmayo Madasha Dhaqaalaha Ruushka iyo Afrika. Shirweynaha oo socon doona muddada u dhexaysa 23-ka ilaa 24-ka bishan ayaa Madaxda dalalka ku bahoobay madashan, Ururka Midowga Afrika, maalgashadeyaasha iyo khubarradu … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Sochi